Η φαρμακευτική καινοτομία δεν αποτελεί επιλογή πολιτικής, αποτελεί δικαίωμα των ασθενών και βασική προϋπόθεση για τη βιωσιμότητα κάθε σύγχρονου συστήματος υγείας. Και σήμερα, στην Ελλάδα, αυτό το δικαίωμα δοκιμάζεται στην πράξη.
JUST IN : Video of Kismayo Explosion Hits Minibus carrying a local football team #Somalia pic.twitter.com/54CWKK6MwE
— DalsanTV (@DalsanTv) July 30, 2021
Qaraxa Kismaayo: Baabuur ay saarnaayeen Dhalinyaro Ciyaartooy ah ayaa lagu Qarxiyay Magaalada Kismaayo waxaana ka Dhashay Qaraxaasi Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac. pic.twitter.com/KrSeHjv8zA
— 🇸🇴👻🤳༄احمد محمد عبدالله༄🦋✨﷽✨🦋 (@Axmedumaxamud) July 30, 2021
أنا لله وأنا إليه راجعون Waa muqaalkii Qaraxii galabta ka dhacay Magaalada kismaayo.
— Abdiaziz Mo'alim Omar (@abdiaziz_alim) July 30, 2021
Gaarigaas aad ujeedaan waxaa saaraan dhalinyaro keliya oo ciyaartoy kubadeed ah,waxey galabsaden bal sheega?
Dalkaan waa dal dhalintiisa laga dabar jarayo.Alle ha unaxaristo pic.twitter.com/9hJmbATIla
We share our condolences w/ victims' families, sports teams, #Jubaland & people of #Somalia, over the terrorist attack in #Kismayo. Terrorists aim to hinder our youth & our national revival. We must unite against this enemy & the public must cooperate w/ security institutions. pic.twitter.com/Y8iiiqs7UR
— Dr. Abdinasir Abdille Mohamed (@AbdinasirAM) July 30, 2021